Welcome to EXSCAPE

KUSOO DHAWOOW EXSCAPE

Ka soo degso app-ka halkan

Si aad isu diiwaangeliso u dir A 963

GUULAYSTAYAASHII UGU SOO DHAWAA

John Doe 6

Win: Iphone 6 Pro Max

John Doe 5

Win: Iphone 6 Pro Max

John Doe 4

Win: Iphone 6 Pro Max

John Doe 3

Win: Iphone 6 Pro Max

John Doe 2

Win: Iphone 6 Pro Max

John Doe

Win: Iphone 6 Pro Max

SU'AALAHA BADANAA LA ISWAYDIYO

Fadlan la xiriir: support@exscape.et / 0989050551

Haa, Fadlan la xiriir: support@exscape.et / 0989050551

Guji sawirkaaga cinwankada saran , kadibna raadso astaanta dejinta (settings) oo ku taalla agta astaanta ogeysiisyada (notifications). Halkaas waxaad ka heli doontaa daaqada xulashada ama menu. Guji “change username.”

Fadlan la xiriir: support@exscape.et / 0989050551

“Toddobaad kasta, ciyaar kasta waxay leedahay shan heer oo guul ah. Booska koowaad wuxuu helayaa 5 dhibcood, halka booska shanaad uu helayo 1 dhibic. Marka aad ku guulaysato mariin habaabeedka ama mazes-ka, dhibco waa la helayaa iyadoo loo eegayo saddex heer. Waxay u dhexeeyaan 3 ilaa 25 dhibcood iyadoo ku xiran booska aad gashay iyo heerka adag ee ciyaarta. Guuleystayaashu waxay dhibcahooda ku beddeli karaan goobta-suuq- (marketplace). Faahfaahin dheeraad ah, fadlan booqo [add link] si aad u eegto shuruudaha isticmaalka.”
Ciyaartoydu waxay dhibco aruursadaan toddobaadle, iyagoo ujeedadoodu tahay inay gaaraan seddexda boos ee ugu sarreeya dhammaadka bisha ama ay ururiyaan dhibco ku filan si ay toddobaad kasta ugu beddelaan abaalmarin goobta-suuq (marketplace).
“kaararka hadiyadda (Gift cards) waxaa la helayaa isla markiiba. • abaalmarinta elektaroonigga ah wuxuu qaadan karaa ugu badnaan 30 maalmood.”

Waxaa laga heli karaa Apple Store iyo Google Play Store.

Haa. Waqtigan xaadirka ah ma ciyaari kartid Exscape khad la’aan.
Haa. Marka ugu horeya eed gasho Metaverse-ka Exscape, waxaad arki doontaa cashar sharaxaya kahor intaadan bilaabin ciyaarta.

Fadlan markasta iyo waqti kasta nagala soo xiriir support@exscape.et oo soo dir sawirka (screenshot) iyo faahfaahinta taleefonkaaga.

Fadlan markasta iyo waqti kasta nagala soo xiriir support@exscape.et / 0989050551 oo soo dir

Wakhti xaadirka ah ingiris, faransiis,somali af oromo, carabi iyo af amxari ayaa la heli karaa .luqado kale ayaa lagu dari doonamarka lobahdo marxaladaha danbe.

Fariin qoral STOP A u dir lamberka ah 963

NALA XOO XIRIIR